Inloggning gäller ej beställning av skolfoto

Ny kund? Registrera dig härGlömt lösenord
TysklandFinlandEnglandAlbanienArabienSpanienSverigeFrankrikeSomaliaSerbien
 

Påseendelapp

08plapp-framsiffror

  1. Halka waxaad ka arki kartaa sawiradii iyo badeecado kale.
  2. Photomic ayaa sanadkan sawirada kasoo qaaday iskuulkaada/daagiskaada.
    Maantaba dalbo badeecadaada!
    Buuxi warqada dalabka
    Kana buuxi rugta internetka ee
    www.photomic.com ama teleefoonba ku dalbo.
    Hadaad sidaa yeesho waxaad ku guuleysan kartaa, kaamiro casri ah oo ah kuwa nambaradaleh/digital!
    Hadii aad warqadan dalabka aad boostada ku soo dirto waxaad bixin doontaa 20 kr. oo diiwaan galin ah.
  3. Waxaan doonaya inaan dhamman sawiradan dalbado.
    Waxaan doonayaa keliya inaan dalbado:
    Dhammaan sawir qofeedyada oo uu weheliyo sawir kooxeed.
    Sawir kooxeed.
    Sawirada iskuulka oo idil/Skolkatalog (kan si gooni ah baa loo soo diraa).
    Sawirada oo ku jira DVD (kan si gooni ah baa loo soo diraa)
  4. Fasalka
    Magaca hore
    Magaca danbe
    Magaca hore ee masuulka
    Magaca danbe ee masuulka
    Adarees
    Nambarka boostada
    E-mailkaada
    Saxiixa qofka masuulka ah ama ardeyga gaaray da’da wax saxiixida
  5. Waan aqristay warbixintan waanan arkeyna badeecadiina, waxaanan doonayaa inaan dalbado tirada badeecada ee aan ku calaamadeeyey calaamada X.
    Adreeskaada na sii, si’ aan kuugu soo dirno warsidaha/joornaalka Photomic. Fadlan,si la arki karo u qor macluumaadkaada. Halkan wax fariin ah laguma qori karo.
    Hadii aadan X meelna ku qorin oo aadan calaamadeyn waxaad rabto ogow, in loo qaadanayo inaad iibsatay dhammaan badeecadan. (Sawirada dvd-ga ku jira ma quseyso arrintan) Hadii aad qeybtan warqada boostada ku soo dirto waxaa lagaa qaadayaa 20kr oo diiwaan gelin ah.Tartanka waxaa kaliyoo laga qeyb geli karaa marka wax laga dalbado rugteena internetka ee www.photomic.com ama telefoon wax lagu dalbado.
  6. Magaca aad ku gasho
    Nambarka macmiilka/rukunka:
    Furahaada sirta ah:

08nyplapp-bak-siffror

  1. Dalbasho:
    Ku calaamadee X badeecada aad doonayso in guriga laguugu soo diro si’ aad u aragto.
    Si wanaagsan u buuxi dhamaan macluumaadyadan, qaasatan aqoonsiga fasalka ardeygu dhigto.
    Photomic/Panda Photo waxey u aragtaa qofka wax dalbanaya inuu yahay qofka ardeyga mas’uulka ka ah, ama ardeyga qaangaarka ah.Qofka masuulka ah ee wax dalbada ayaa looga fadhiyaa inuu fuliyo heshiiskan.
  2. Soo dirida:
    Waxaa badeecadan si toos ah loogu soo diri doonaa adreeska aad na siiso.
    Markey badeecadan ku soo gaarto oo aad aragto, waxaad dooran kartaa qeybta aad dooneyso inaad iibsato oo qiimo caadi ah aad ku iibsan karto. Xaqbaan u leenahay inaan kala qeybino badeecada aan soo direyno.
  3. Xuquuqda dib usoo celinta:
    14 maalmood gudahood waa inaad ku soo celisaa badeecadan hadaadan dooneyn inaad wax iibsato.
    Hadey noqoto inaad soo celiso adigaa bixinaya kharashka boostada ee ku filan sida sharciga boostadu yahay.
    Wixii la soo celinayo iyo wixii la iibasadey lacagtoodaba waa in mudo 14 maalmood gudahood ah nagu soo gaartaa.
  4. Lacag bixinta:
    14 maalmood gudahood ku soo bixi adigoo isticmaalaya warqada biilasha lagu bixiyo ee la socota badeecada, hadii ay noqoto inaad si kale u bixiso sida internetka ha i loobin inaad qorto nambarka la yiraa OCR-ka. Hadii aad go’aan ku gaarto inaad badeecada/sawiradoo idil iibsato waxaad fursad u leedahay inaad lacagta kala bixiso sadex mar, 20 kr oo khidmo ah baa lagu darayaa markiiba.
    Hadii aad dooneyso in lagu soo xusuusiyo bixinta lacagta aad kala qeybsatay, qiimaha caadiga ah ee badeecad walba unbaad bixineysaa, oo 50 kr ee khidmada xusuusinta laguma saaranayo.
  5. Kasoo dalbo internetka amaba teleefoonba aragtida sawira daada oo isla markaana ka qeyb gal tartanka lagu guuleysanayo kaamirada nambarada ah/digital, barteena interneetku waa: www.photomic.com

Photomic waxey qeyb ka yihiin ururka maka la soo gaabiyo loo yaqaano SER, oo ah ururka ay ku mideysan yihin sawir qaadayaasha iskuulada. Wuxuu kaloo ururkan SER sharciga u degsan diiwaan gelinta magacyada dadka, oo macnahedu yahay inaan cid walba arki karin magacaada iyo warbixinta aad na siiso.

Hadii aad wax su’aal ah qabto nagala soo xiriir teleffonkan ama iimaylkan:
taleefan: 0454-854 40 Fagsi: 0454-854 01
kundservice@photomic.com